Madaxweyne Kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo iyo masuuliyiin kale oo Mudooyinkii dambe kusugna Magaalada Mandera ee dalka Kenya ayaa waxay Maanta yimaadeen Xudududa u dhaxaysa Soomaliya iyo Kenya.
Madaxwyane Kuxigeenka Kowaad ee juubbaland Maxamuud sayid waxaa waheliya Cabdiraahiid Janan oo ay dhawaan dowlada Soomaaliya sheegtay inuu baxsad yahay kana baxsaday mid kamid xabsiyada Magaalada Muqdisho.
Magaalada baladxaawo waxaa hada kusugan Ciidamo tira badan oo kasocda Dowlada Soomaliya kuwaas oo loo keenay inay ka qayb qaataan suiga Amniga Jubbaland.
Leave a Reply