Daawo:Gudoomiyaha Golaha shacabka oo Gaaray Dalka Jordan

Mursal

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xalay goor dambe gaaray dalka Jordan halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka degdegga ah ee Baarlamaanada Carabta kaas oo looga hadlayo waxa loogu yeeray heshiiska Qarniga ee dhawaan uu saxiixay madaxweynaha Mareykanku.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.