Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa Martiqaad wayn loogu sameeyey Isimida iyo waxgaradka Puntland iyo Deegaanka Soomalida ee kusugnaa Magaalada Muqdisho.
Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Beesha Murursade waxaana ka qayb Galay Ugaaska beesha Murarsade Faracade,Xildhibaan Gaafow, Musuuliyiin ka socota Gobolka Banaadir iyo Taliska Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed.
Leave a Reply