Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku ayaa ka hadlay iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland.
Maxamuud Sayid Aadan waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in xiligaan hubka ay iska hor jeestaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Jubbaland oo hal degmo kuwada sugan.
Khaniis khaniis dhalay agkayso, ha cabaadine, waqtigaagii wuu dhammaaday!, Tigreegii ku naageysan jirey, waa La ridey, wayna u dhammaaday.