Daawo:Wasiir Janan oo Amaanay Deni iyo Fiqi

Janan

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan ayaa ka warramay qaabka uu u dhacay xariggii loo geystay iyo qaabkii uu u soo baxsaday Magaalada Muqdisho.

Wasiir Janan ayaa u mahadceliyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni iyo Xildhibaan Fiqi kaalintii ay ku laahayeen Siidayntiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.