Abihii dhalay Caasha Ilyaas Aadan ayaa warbaahinta la hadlay waxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay in la dilo laba kamid ah ragii kufsiga iyo dilka u geystay Gabadhiisa oo aheyd oo 12-sanno jir, isla markaana uu goobjoog ka ahaa sidii uu dhacayay xukunka dilkaas.
Leave a Reply