Kulan looga arrinsanayo isku xirka Laamaha kala duwan ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar oo shirka furay ayaa kula dardaamay mas’uuliyiinti ka qeybgashay in ay wada shaqayn ballaaran ka dhaxeyso haya’dda socadaalka iyo Ciidanka Booliska Soomaliyeed , si looga hortago dhibaatada ay geystaan Dadka diiddan horumarka Ummadda Soomaliyeed.
Taliyo Xijaar ayaa sheegay in Soomaaliya lagu soo duulay waxaana la diidan yahay Horumarka dalka.
Leave a Reply