Soomaliya iyo Suudaan oo iskaashi dhanka Shidaalka ah kala saxiiday

Wasiir

Wasiirka baad-roolka iyo Mac-danta DFS eng Abdirishiid Mahmed Axmed oo boqasho laba cish ah ku joogay casimada dalka Suudazn ee Khartoum ayaa booqday xarumaha Kala duwan ee lagu soo bandhigo wax soo saarka dahab-ka ee dalka suudaan waxana wasiirku uu kulamo la qaatay madaxda shirkadaha macdanta.

Waxaana Eng Abdirishiid Mohamed Axmed uu madaxda shirkada uu uga warbixyey sida Soomaaliya ay diyaar ugu tahay in ay ka faaidaysato khayrad-keeda dabiiciga ah gaar ahaan wax-soo saarka mac-danta iyo batroolka.

Dhan-ka kale Wasiirka batroolka iyo Macdanta jfs Soomaaliya Eng Abdirshiid Maxamed Axmed ayaa heshiis is kaashi la saxiixday  dhiggiisa dalka Suudaan Caadil Ali Ibraahim Waxaana heshiiska goob-joog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan amb-Maxamed Sheekh Isxaaq, qunsuulka safaaradda Ismaan Axmed Maxamed iyo Madaxa Ganacsiga safaaradda Yuusuf Jeego.

Xigasho warbaahinta qaranka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.