Ururuka aqoonyahanada Gobolka Gedo ayaa waxay War murtiyeed kasoo saareen Xaalada Caafimad daro ee ka Jirta Gobolka Gedo gaar ahan Degmada Buurdhuubo Taas oo Caafimaad daro dad ugu dhinteen.
Ururka aqoon yahanada Gobolka Gedo ayaa waxay si joogta ah xirir ula sameynayeen Maamulka iyo Hawl wadeenada caafimaadka ee Degmada Buurdhuubo kuwaas oo ka wareeysanayaeen Xaalada caafimaad daro ee halkaas ka jirta, waxayna Ugu dambayntii soo saareen war saxafadeedkaan Hoose.
Leave a Reply