Daawo:Bulshada Garbahaaray oo taageeray Ciidamada Xasilinta ee lageeyey Gobolka Gedo

Baladxaawo

Kulan lagu taageeraay Howlaha ay Dowladu ka wado Degaanada Gobolka Gedo iyo ciidamada ay sidoo kale keentay xaduudaha uu dalku la leeyahay Wadamada daris ah ayaa lagu Qabtay Degmada Garbaharey ee xarunta Gobolka Gedo.

Munaasibadaan oo ay kasoo qeyb galeen Bulshada Qeybahooda kala Duwan Sida Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Siyaasiyiinta Ayaa waxaa Gabi ahaanba ahaa Mid loogu Mahad Celinaayo Laguna Amaanaayay Sida Wanaagsan ee ay Dowladu Howsheeda u Wadato waxaana Sidoo kale Lagu Dhaliilay Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee U Adeego Wadamada Shisheeye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.