Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ka hadlayay shir looga hadlay maqaamka caasimadda ayaa yir “Magaalada Muqdisho waxaa ku nool dad lagu qiyaasay in kabadan 3-Milyan oo qof kuwaas oo aan laheyn matalaad siyaasi ah iyo maqaamka Caasimadda, waxaana aragtida dadweynaha Muqdisho kamid ah in ay helaan xaquuq lamid ah kuwa dowlad goboleedyada taas oo qeyb ka qaadan doonta dib-udhiska Caasimadda iyo in magaaladu ay soo ceshato heybaddii barisamaadkii ay
Caalamka ku laheyd”
Leave a Reply