Agaasimaha Guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo Seyniska, Audrey Azoulay oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegtay Inaad aad ugu faraxsan Imaashaha Soomaaliya Ayna UNESCO diyaar u tahay inay Soomaaliya garab kasiiso Waxbarashada iyo Tiknoolijiyada.
Leave a Reply