Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Farmaajo Ayaa sheegay inuu raali galin ka bixinayo dhibkii nidaamka dowliga ahaa ee isaga ka horeeyey ay ugaysteen Shacabkii gobolada Waqooyi ee Somaliland.
Madaxweyne farmaajo ayaa cafis ka dalbaday shacabka Somaliland isagoo maanta khudbad ka jeediyay Shirka Garsoorka oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.
Dhanka Kale madaxwayne farmaajo ayaa Somaliland ka codsadey in ayaguna Raali galin ka bixiyaan dhibkay geesteen dadkii qoryaha watay
Leave a Reply