Wasiirka wasaaradda warfaafinta Maamulka Puntlad mudane Cali Xasan Axmed Sabarey oo Garoowe war-fidiyeenka kula hadlay ayaa Hay’adaha warbaahinta iyo kuwa isgaarsiinta u sheegay iney cusboonaysiistaan ruqsooyin-kooda shaqada, kuwa aan lahayna laga doonayo iney si dag daga u samaystaan.
Leave a Reply