Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye}ayaa soo dhaweeyay hadalkii madaxweynaha Jamhuuriyadda maanta uu ka jeediyay shirkii Garsoorka ee ku saabsanaa Soomaaliland iyo kulankii Adis-ababa ku dhex maray madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo madaxweynaha Soomaaliland.
Leave a Reply