Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka iyo Waajibaadkooda shaqo u kala saaray Maareeyaha Tiyaatarka iyo Agaasimaha Hobolada Waaberi.
Kala wareejintaan ayaa Timid Kadib markii wasiirkii Warfaafinta Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu xafiiska wasaarada Warfaafinta ka hor istaagay inuu soo galo Abwaan Shube taas oo keentay inay ka caroodaan Abwaanada Soomaliyeed ee ku sugan Magaalada muqdisho.
Leave a Reply