Sawiro:Masuuliyiin Kormeeray Ciidanka xoogga ee Degmada Balad Xaawo

macalimow

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasadda gobolka Madane Cismaan Nuux Xaaji Maclimow oo ku sugnaa maalmahii la sooo dhaafay Degmada Doolow Soomaaliya aya maanta gaaray Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo.

Guddoomiye ku-xigeenka oo waheliyaan Saraakiisha Ciidamada xasilinta Gobolka Gedo ayaa kormeeray xarumaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ku suganyihiin ee Degmada Balad Xaawo, waxaana uu kulan is xogwareesi ah la qaatay saraakiisha ciidanka, kaasi oo kaga wada hadleen adkeynta ammaanka guud ee Degmada iyo xadka Soomaaliya ay la wadaagto dhanka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.