Daawo:Burbur Xoogan soo Gaaray Saldhiga Boliiska Degmada Baladxaawo

baladxaawo

Taliyaha Boliiska Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo Xuseen Aadan Dhaqane ayaa waxuu ka warbixiyey Burbur balaaran iyo Dayactir la’aan ku dhacday Saldhiga Boliiska Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Taliye Saldhiga Degmada Baladxaawo ayaa waxuu sheegay inuusan Saldhiga wax dayactira helin 30kii sano ee lasoo dhaafay, waxuuna Dowlada federaalka ah ugu baaqay inay Dayactir ku sameyso Saldhiga Degmada Baladxaawo si Bulshada loogu adeego.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.