Daawo:Sharciyada Madaxwayne farmaajo Saxiixay iyo Barlamaanka oo Fasax Galay

Mursal

Guddoomiyaha golaha shacabka BFS mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo xiray kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka.

Guddomiye Mursal ayaa ka war bixiyey Sharciyada barlamaanka Soomaliya ansixiyeen iyo kuwa Madaxwaynaha Soomaaliya Saxiixay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.