Madaxweynihii maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galayr ayaa mar uu ka hadlaayey wada hadalada Soomaliland iyo dowlada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliye sheegay inay qasab ku tahay Somaliland inay tagto Muqdisho, mana shaqeyn doonto in banaanada laga qeliyo.
Leave a Reply