Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka.
Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlaayey geedi socodka Doorashada ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaliya inay Imaansadaan kuna kalsoonadaan Shacabka Soomaliyeed iyo Sharuucda qaranka.
Leave a Reply