Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa caawa magaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah maamulka kulan kula qaatay madaxda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maalmahaan ku sugnaa Galmudug.
Madaxwayne Qorqoor iyo Gudiga doorashada ayaa kawada hadlay sidii doorasho loo dhan yahay uga dhici lahayd Soomaliya.
Gudiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Socdaalo ku kala bixinaya Maamul Goboleedyada Dalka.
Leave a Reply