Akhriso:Masuul kale oo katirsan jubbaland oo Xilka ka tagtay

Dhawaan bay ahayd markii Wasiiro, Agaasimayaal, Gudoomiyaal gobol iyo Mid Dagmo oo ka tirsan maamulka Jubbaland ay xilka Iskaga tageen kadib markii ay la shaqeyn waayeen Hogaamiyaha is doortay ee Axmed madoobe.

Ayan H. Saney oo ahayd guddoomiye ku-xigeenka guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee jubaland, ayaa iska casishay Xilka ay haysay kadib wax ay ku sheegtay, ku takrifal-awoodeed, iyo cadli darrada kajirta shaqaalaynta Rayidka ah ee Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.