Shir ay soo abaabulen Madaxwaynayaashii hore ee Soomaliya Xasan Shiiq, Shiiq Shariif iyo Cali Mahdi oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa Xasan Shiiq mar uu ka hadlaayey Maqaamka Muqdisho waxuu sheegay in la raadiyo Maqaamka Muqdisho madaama uu uga Tagay qabyo.
Dhanka Kale Xasan Shiiq waxaa kaloo sheegay in lagu xanto inaan waxba ka qaban Meqaamka muqdisho markaan hayey Xukun.
Leave a Reply