MadaxweynahaMaamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaaladda Boosaaso.
Madaxwayne Deni ayaa intuu uu ku sugnaa Dalka Jabuuti waxuu kulan la qaatay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Jabuuti.
Imaatinka Deni ayaa waxuu kusoo aadaya iyadoo qilaaf Xoogan oo udhaxeeya wasiirada iyo Barlamaanka Puntland uu Jiro waxaana laysku haystaa cida noqonaysa Sii hayaha xilka Madaxwaynaha madaama ay maqnaayeen Madaxwaynaha, Madaxwayne kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Carlamaanka Puntland.
Leave a Reply