Agaasimaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxwaynaha Somaliya mudane Eng Mukhtar Yusuf ayaa waxuu kulan laqaatay uqeybsamaha Arimaha Bulshada Safarada Talyaaniga ee Somalia.
kulankaas ayaa waxaa si wayn Diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xirirka iyo hormarinta arimaha Bulshada.
Agaasimaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxwaynaha Eng Mukhtar yusuf Ayaa aad u soo Dhaweeyay kulankii qodobada ka soo baxay in ay muhiim u tahay shacabka somaliyed Sidii ay u hormarin lahayn wadankooda.
Dhanka kale Uqaybsamaha Arimaha Bulshada Safarada Talyaniga ee Somalia ayaa Kulanka Ku sheegay in ay mar walbo diyaar u yihiingarab istaaga shacabka somaliyedIyo Sidii Ay arimaha Bulshada loogu wada shaqayn lahaa.
Gabagabadii Kulanka labada masuul ayaa wuxuu ku Soo Dhamaaday mid ay isku afgarteen Sidii Loo Dar Dar Galin Lahaa Wada Shaqaynta Dhanka Arimaha bulshada.
Leave a Reply