Axmed Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Kulankan oo ka dhacay Goob barxad ah ayaa waxaa Axmed Madoobe uu Odayaasha dhaqanka ka dhagaystay aragtiyadooda la xiriirta Horumar la’aanta ka jirta Dhoobley iyo inuusan waxba ka qaban Horumarinta Isbitaalada iyo goobaha waxbarshada.
Leave a Reply