Sacdiyo Xasan Shire waa 23 Jir mudo labo Sano ah la xanuunsanayd Buro Maskaxda uga Taala Taas oo dalka wax looga qaban waayey.
Sacdiyo Shire ayaa waxay ka dhalay Qoys dan yar ah oo kunool Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud mana Awoodaan inay Sacdiyo Caafimaad dibada ah ugu qaadaan waxayna Bulshada Soomaliyeed ka codsanayaan Gar gaar.
Fadlan kala Xariira Abaaheed 00252616504254
Leave a Reply