Puntland oo ka Hadashay Xiraatanka Suuqa Boosaaso

bosaaso

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Cumar Xasan Fiqi oo la hadlay Warbaahinta asagoo ku sugan Boosaaso ayaa Faahfaahiyey Habsami usocodka Shaqooyinka Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Wasiir kuxigeenka ayaa waxaa kaloo ka hadlay Xiritanka Suuqa Ganacsiga Boosaaso asagoo sheegay inaysan Jirin cashuur la Kordhiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.