Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Bananbax wayn oo lagu taageerayo imaanshaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya.
Bananbaxaan ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada Baladxaawo oo ay waheliyaan Gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo, kan Degmada Baladxaawo, Taliyaasha Ciidamada kala duwan ee Xooga Dalka.
wararkeena dame kala socda warar Dheeraad ah.
Leave a Reply