Labo gaari oo ah kuwa dagaalka ah ayna saran yihiin Ciidan iyo Qoryaha dagaalka ayaa waxay kusoo wajahan yihiin Magaalada Dhooblay waxaana Ciidankaan wata Axmed Gamaadiid oo kamida Daraawiishta Jubbaland.
Ciidankaan ayaa ka mid ahaa Daraawiishta Jubbaland kuwaas oo laga soo diray Dhooblay waxayna Kusugan yihiin gudaha Kenya meel udhow Xuduuda Soomaliya la wadaagto Kenya.
Labadaan gaari ee Tiknida ah iyo Ciidanka Lasocday ayaa waxay sheegeen inaysan rabin inay ku Dhintaan dagaalka udhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Wasiir Janan ee tirade Yar kuwaas oo ku sugan Duleedka Baladxaawo.
Ciidamadaan ayaa lafilayaa inay Gaaraan Magaalada dhoobley Goor dambe oo Maanta ah, Arinkaan ayaa waxuu Dhibaato ku tahay Hogaamiye Axmed Madoobe.
Leave a Reply