Labo Diplomasi oo sacuudi ah ayaa laga Cayrshay UK kadib markii Khamro Cabeen

sacuudi

Labo kamida Shaqaalaha Safaarada Dalka Sacuudiga ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa laga Cayrshay Magaalada London kadib markii ay Qamro cabeen.

Labadaan Shaqaale ee ka tirsanaa Safarada Sacuudiga ee dalka UK oo Magacooda la sheegin ayaa waxaa lagu helay inay gaari wadeen ayakoo qamraysan.

Sharciga UK ayaa dhigaya inay dambe tahay adigoo Khamraysan inaad wadid Gadiid waana Qodobka loo adeegsaday shaqaalaha ka tirsanaa Safaarada Sacuudiga ee Dalka Uk.

Arinkaan ayaa waxuu fadeexad wayn ku yahay Dowlada Sacuudiga taas oo meel uga dhaaysa Sumcada aya ku lahaayeen Dunida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.