Maamulka Puntland ayaa waxay ka hadleen Dagaaladii ka dhacay Galmudug kaas u dhaxeeyey Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Ahlusuna waxayna ku tilmaameen Dulmi ay Dowlada ku burburinayso Maamul goboleedyada.
Dhanka kale Puntland waxay ka hadleen Madaxwaynaha Galmudug Qorqoor oo waheliyaan Ciidamada Xaramcad iyo Danab oo kusoo Wajahan Galkacyo.
Leave a Reply