Xildhibaano kasoo jeeda Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa Maanta lagu xanibay Magaalada Nairobi kadib markii Magaalada Muqdisho ay ku yimideen Safar aan Horay loo shaacin.
Xildhibaanadan oo Tiradooda lagu sheegay 8 ayaa waxaa laga qabtay Garoonka diyaaradaha Wilson ee Magaalada Nairobi xili ay kasoo degeen diyaarad, waxaana gacanta ku dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya
Leave a Reply