Daawo:Wasiir Dastuurka Soomaliya oo gaaray Dhuusamareeb

wasiir

Wafdigan oo uu hugaaminayay Wasiirka dastuurka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac , qayna ay ka yihiin Guddoomiyaha Duddiga Lasocodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaalle Qaybdiid , xubno ka tirsan labada guddi dastuur ee Baarlamaanka iyo Siyaasiyiin uu ka mid yahay Salaad Cali jeelle ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb , waxaana garoonka diyaaradaha ugaas nuur Ku soo dhoweeyay madaxweyne Ku xigeenka Galmudug , wasiirka dastuurka Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Galmudug Mursal Cabdiraxmaan iyo masuuliyiin ka tirsan gollaha Baarlamaanka Galmudug .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.