Baladxaawo:Wasiir kuxigeenkii Amniga Jubbaland oo Dowlada isu soo dhiibay

shamiito

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Jubaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Shamiito” ayaa Isu Soo dhiibay Ciidamada Dowlada Federaalka Somaaliya ee Gobolka Gedo gaar ahan kuwa ku sugan Degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo Luuq.

Wasiir kuxigeenka Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa iskaga Soo tagay Ciidamada Laga Keenay Kismaayo ee kusugan Duleedka Mandera Kenya waana Meesha uu kusgan yahay Wasiirkii Aminga Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.