Gaas oo ka qayb galaya Shir ka dhana Dowlada iyo Galmudug

Deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaano iyo Saraakiil Madaxtooyo.

Cabdiwali Gaas ayaa waxuu ku qayb galayaa shir looga soo horjeedo dowlada federaalka ah iyo Maamulka Galmudug kaas oo ka dhici doona Garoowe waxaana horay ugu dhawaaqay Madaxwaynaha Puntland Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.