Dowlada Kenya ayaa marar badan waxay heshiis la gashay Dowlada Soomaliya kuwaas oo dhex maray Madaxda Dowlada Soomaliya oo ugu horeeyo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi faraamajo iyo Madaxdawayanha Kenya Uhuru.
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa Dowlada Soomaliya Ugu Digay Heshiisyada aan waxba kasoo baxayn ee lala galayo Dowlada Kenya.
Dhanka kale Musharaxa Deeq faandhe ayaa dowlada federaalka ugu baaqay inay sida ugu dhaqsaha Badan deegaanada Jubbaland gaar ahan Magaalada Jilib looga xoreeyo kooxda Argagixisada Shabaab madaama ay tahay Xarunta ugu wayn shabaab.
Leave a Reply