Maamulka caasimadda Puntland ee Garowe iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka diyaaraddaha Garowe ku soodhaweeyay qaar kamid ah madaxda dhaqanka Puntland iyo Dawladda deegaanka Soomaalida oo kasoo laabtay safar ay ku tageen magaalada Muqdisho iyo dalka Kenya.
Leave a Reply