Daawo:Puntland oo ka hadashay Xaaladii ugu danbeeyay ee Cudurka CoronaVirus

wasiir

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Maamulka Puntland Jamac Farax Xasan ayaa maanta shir saxaafadeed uu ku qabtay xarunta wasaaradda kaga hadlay xaalada Coronavirus ee Deegaanada Puntland

Wasiirka ayaa ugu horayn ka warbixiyay xaalada guud ee cudurka iyo saamaynta aduunka uu ku sii yeelanayo maalinba maalinta ka danbeysa, waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday shaqooyinka wasaaraddu qabatay oo ay ugu weynyihiin in la tababaray xirfadlayaasha caafimaadka, in la diyaariyay meeshii lagu karantiili lahaa hadii cid laga helo ama looga shakiyo cudurka ay soo galan Puntland, sidoo kale loo diyaariyey cisbitaal weyn in lagu dawaynayo bukaanka laga helo cudurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.