Daawo:Wasiir Cawid oo u Jawaabay Madaxwayne Deni

wasiir cawad

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo khudbad ka jeediyey shirka wadatashiga ee Maanta ka furmay Garoowe ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka dowladda Federaalka & Maamulka Puntland iyo eedeynta Madaxwayne Deni.

Wasiir Cawid ayaa sheeagay Puntland waa Hooyo Dulqaad Ayaa Loga Bahan Yahay iyo Daganaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.