Daawo:Axmed Madoobe oo sheegay inuu Madaxda Somaliya ka hayo Cod sir ah

axmedmadoobe

Axmed madoobe ayaa booqday ciidanka Darawiishta Jubbaland ee Magaalada Afmadow wuxuuna halkaasi kula hadlay qaar kamid ah Ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo ku jiro ninkii sheegay inay Dowlada Soomaliya usoo dirtay 80,000 oo Doolar.

Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegay in uu la socday dhamaan xiriiradii ay dawlada federaalka ah masuuliyiinteedu la soo sameeyeen taliyaha dagmada Afmadow isla markana uu dhagaysanayay dhamaan waxyaabahii ay kala hadlayeen oo aan marna la dhihi karin waxay ahayeen wax dan u ah qaranka balse dano shakhsiyadeed ay saldhig u ahayd sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.