Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuurayaa ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo hadda goob loogu talagalay lagu karantiilay.
Wasiirka caafimaadka Marwo Fowziyo ayaa sheegtay in Dowladda dadaal walba ku bixineyso sidii muwaadinkaas oo dalka dibadiisa ka yimid loo baxnaanin lahaa.
Leave a Reply