Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha XFS Eng Cabdullaahi Cali Xasan oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga digay ganacsatada iyaga oo faa’iido ka raadinaya saameynta cudurka Carona Virus bulshada qiimo sareeya ka iibinaya qalabka looga gaashaanto faafiddda cudurka.
Leave a Reply