Xildhibaanda Labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koonfurgalbeed ayaa waxaay si adag uga soo Horjeesteen warsaxaafeedkii kasoo baxay Shirkii Garoowe kaas oo ay kusheegeen inuu gaf ku yahay Ummada Soomaliyeed iyo maamulka Koonfurgalbeed.
Leave a Reply