Madaxwaynaha maamulka Puntland siciid Cabdulaahi Deni ayaa marar Badan dafiray inay Wadooyinkii Puntland Halbowlaha u ahaa ay burbureen.
Deni ayaa waxuu dafiray warbixino badan oo ka hadlaayey inuu burbur Xoogaan soo gaaray Wadooyinkii isku xiraayey Puntland sida Mida ugu mahiimsan ee kasoo baxda Boosaaso oo tagta Magaalada Gaalkacyo.
Maamulka degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa gaadiidleyda ku wargaliyay inay go’een labo buundo oo ku yaala inta u dhaxaysa togga Durdur iyo magaalada Carmo
Leave a Reply