Masuuliyiin katirsan Maamulka degmadda Caabudwaaq iyo Taliska Booliska degmadda oo Gaari laga soo dhacay magaalada Gaashaamo iyo Raggii watay ku wareejiyay saraakiil ka tirsan Dowlad deegaanka Soomaalida.
Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle Cabdulaahi.
War Muxuu yiri? Anoo ku hadlaya magaca GALMUDUG!!!.
War tuuga GALMUDUG kasoo baxsaday, ha lagu celiyo Cadaado!.