Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yareey” ayaa ka codsaday golayaasha sharci dajinta inay dadajiyaan meel marinta sharciga xisbiyada siyaasadda.
Dhanka Kale Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay Hadalkaan kasoo Yeeray Xaliimo Yaray inuu Yahay mid lagu Fashilinayo Shirkii Garoowe.
Leave a Reply