Gudoomiyaha ku xigeenka kowaad ee Gedo Cusmaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa isbadal guud ku sameeyay dhamaan maamulada degmooyinka Luuq, Baladxaawo, Doolow.
Gudoomiyaha degmada luuq waxaa lagu badalay mudane ibrahim maxamed Nuur.darbaweyne
Gudoomiyaha degmada dolow waxaa lagu badalay Mudane Ali Farax Mire.
Gudoomiyaha degmada Balad Xaawo waxaa lagu badalay mudane Axmed Barre Sheikh
Guul iyo gobonnimo.
Leave a Reply