Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug oo ay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida ee heer Degmo iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmada ayaa kormeerkii ugu horeeyey ee Maamulka cusub ku gaaro meel ka baxsan magaalada Dhusamareb oo ay ku tageen Deegaanka Ceel-dheere oo ka mid ah Deegaanada hoostaga Dhuusamareeb .
Kormeerkan ayaa la xiriira sidii loo hagaajin lahaa Maamulka Deegaankaasi, iyadoo wadatashi mug leh lala sameynayo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .
Leave a Reply